IFTIIN


DIINTA | MY PAGE | MAQAALO



wel.gif

dove.gif

calan1.gif

moh9.jpg

soodhowow.gif

Boggani waxaa loogu tala galay in ay ku kulmaan dhamaan dhallinyarada Soomaaliyeed ee Samaha jecel,si loo helo maskax nadiif ah oo loogu adeego umadda soomaaliyeed ,ee dhibaatada ku dhexjirtay mudda 10 ka sano ka badan,haddaba si wax loogu qabto ummaddeena waxaa haboon in marka hore dhalinyarada aqoonta leh ee waxbartay iyo kuwa fikirka wanaagsani in ay isu geeyaan maskaxdoo iyo muruqooda iyo weliba maalkooda si looga hortago kuwa dabka ka hurinaya gudaha Soomaaliya iyo dibaddaba waayo waxaan ogsoonsahay in somalia aaney maanta u baahneyn dagaalo sokeeyey iyo mid shisheeye intaba,waxaana qofkasta oo leh dhiig Soomaalinimo ku waajib ah in uu xil iska saaro bad-baadinta dadkiisa iyo Mustaqbalka caruurta Somaliyeed ee la ildaran Waxbarasho la`aanta, Cudurka,Gaajada,iyo Collaadaha, Ogsoonow haddii aad dhergantahay in wallaalkaaga Somalia joogo uu gaajoonyahay....Ogsoonow..haddii aad waxbarasho heysato in uu jiro midkula mida oo jooga waddankii aanu heli karin waxbarasho...haddii aad caafimaad qabto...midbaa ku buka dalkii hooyo...Haddii aad nabad ku jiifsato mid kula mida ayaa cabsi ku jiifa...ee Wallaalayaal fadhiga halaga kaco.

hees


globe.gif


dhul.jpg


shim.gif

dil.gif